Mid ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho oo Maxkamad looga yeeray (Akhriso)

Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiin (Dhagajuun) ayaa looga yeeray Maxkamada racfaanka gobolka Banaadir ka dib amar ka soo baxay Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka. Dhegajuun ayaa amar lagu siiyey inuu hor yimaado maxkamada si su’aalo looga waydiiyo eedeymo loo haysto. Sida ku xusan qoraalka Maxkamada Guddoomiyaha degmada Hodan ayaa loo heystaa in uu ku xadgudbay Sharafta Garsoorka … Continue reading Mid ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho oo Maxkamad looga yeeray (Akhriso)